Nin lagu helay in uu ku lug lahaa Weerarkii Jaamacada Gaarisa oo Xabsi isku dhax dilay

Warbaahinta dalka Kenya kuwooda ugu afka dheer ayaa ku waramay in nin u dhashay dalka Tanzaaniya oo loo xukumay in uu ku lug lahaa weerarkii lagu qaaday jaamacada Gaarisa uu isku dhax dal dalay gudaha xabsiga uu ku xirnaa. Rashid Charles Mberesero, oo u dhashay dalka Tanzaaniya iyo labo nin oo kale ayaa sanadkii hore … Continue reading Nin lagu helay in uu ku lug lahaa Weerarkii Jaamacada Gaarisa oo Xabsi isku dhax dilay